YAHUUDDA QOOM LACNADI KU DHACDAY!

YAHUUDDA QOOM LACNADI KU DHACDAY!

Guud ahaan dunida oo dhan meel kasta waxaa lagu arki karaa yuhuud nacayb waana sababta uu u jiro erayga “Antisemitic” oo micnihiisu yahay yuhuud nacayb waxaa su’aal ah dadka yuhuudda ah maxay sameeyeen oo nacaybkan oo dhan ay ku mutaysteen?

Taariikhda dunida dad sida yuhuuda oo kale meelkasta oo dunida ah lagu cidhiidhiyay ma jiraan amaba way yar yihiin maqaalkeenan waxaan ku soo qaadan doonnaa tariikhda wadamadii laga soo caydhiyay yuhuudda iyo sababta dhulka ay cidhiidhi ugu dareemeen.

Quraanka kariimka ah suuradda Al-cimraan aayadda 112 wuxuu Alle ku dhahay

)ضُرِبَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلذِّلَّةُ أَيۡنَ مَا ثُقِفُوٓاْ إِلَّا بِحَبۡلٖ مِّنَ ٱللَّهِ وَحَبۡلٖ مِّنَ ٱلنَّاسِ وَبَآءُو بِغَضَبٖ مِّنَ ٱللَّهِ وَضُرِبَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلۡمَسۡكَنَةُۚ ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمۡ كَانُواْ يَكۡفُرُونَ بِايَٰتِ ٱللَّهِ وَيَقۡتُلُونَ ٱلۡأَنۢبِيَآءَ بِغَيۡرِ حَقّٖۚ ذَٰلِكَ بِمَا عَصَواْ وَّكَانُواْ يَعۡتَدُونَ(

yahuudda meelkasta oo ay joogaan waxaa dushooda lasaaray dulaysnaan illaa xadhiga alle iyo xadhiga dadka ay ka qabsadaan,waxa ayna la noqdeen cadho Alle, waxaana dushooda la yeelay miskiinimo, waxaa sidaas ugu wacan in ay ku gaaloobeen aayaadkii Alle iyo in ay si gardarro ah ay u dileen nabiyadii Alle,dullaysnaantaasina waxaa ugu wacan in ay xadgudbeen”.

)لَيۡسُواْ سَوَآءٗۗ مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ أُمَّةٞ قَآئِمَةٞ يَتۡلُونَ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ ءَانَآءَ ٱلَّيۡلِ وَهُمۡ يَسۡجُدُونَ (

“balse isku mid ma aha kuwa kitaabka lasiiyay(yuhuud iyo nasaaro) waxaa kamida ummad habeenkii taagan oo aayadaha Alle akhrinaya oona sujuudsan”



Ka Caydhintii Yuhuudda Daafaha Caalamka

Si aynu iskula fahanno aayadan uu Alle leeyahay

) ضُرِبَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلذِّلَّةُ أَيۡنَ مَا ثُقِفُوٓاْ(

Aynu dib ugu laabanno taariikhda kalana soo baxno tusaalooyinka ina tusaya fahanka aayadan


Ka caydhintii yuhuudda ingiriiska; sanadkii 1290kii ingiriiska ayaa laga caydhiyay yuhuudda waxaana lagu soo ee deeyay in yuhuuddu ay ribada ka ganacsan jireen waxay dadka kiristaanka ah ay siin jireen dayn kadibna waxay dulsaar ahaan uga qaadan jireen lacag dheeri ah, waxaa kale oo lagu soo eedeeyay in ay dadka kiristaanka ah iyo kaniisadda ay kala fogaynayeen. Sidaas tarteen boqorkii ingiriiska ee xilligaas ayaa soo saaray amar dagdaga ah in yuhuudda oo dhan dalka ingiriiska laga caydhiyo 28 maalin ayaa loo qabtay waxaana la’amray in aysan wax lacag ah dalka kala bixin.

Ka caydhintii yuhuudda faransiiska; sanadkii 1322dii waxaa dalka faransiiska laga caydhiyay yuhuuddii ku noolayd waxaana lagu eedeeyay in ay sabab u ahaayeen burburka dhaqaale ee faransiiska wakhtigaa ka jiray sababo laxidhiidha kaganacsiga ribada, waxay ku taajirayeen dadka xoolohooda iyaga oo aanan shaqaysan dulsaarka ay ka qaadayeen dartiis waxaana si dagdag ah dalka looga saaray 100,000(boqol kun) oo yahuud ah.

Xasuuqii yahuudda jarmalka; sanadkii 1438dii dalka jarmalka waxaa lagu dilay 200 oo yahuud ah intii soo hadhayna dalka waa laga musaafuriyay waxaana u sabab ahaa isku dhac ka bilowday yuhuudda iyo kiristaankii jarmalka.

Kiristaankii wakhtigaas noolaa iyo qaar kamida kuwa hadda noolba waxay aaminsanaayeen in yahuuddu ay dileen ciise(jesus) oo ay ilaah ka aaminsan yihiin waxayna kiristaankii jarmalka ku noolaa laayeen qaar kamida yuhuudda maadaaama ay ka aaminsanaayeen in ilaahoodii ciise ay yuhuuddu ka dileen (waana sheegashadooda’e ciise ma dhiman).

Ka caydhintii yuhuudda isbayn; sidookale sanadkii 1492dii dalka isbayn waxaa laga soo caydhiyay yuhuuddii ku noolayd markii boqortooyada isbayn ay soosaartay amar si dagdag ah yuhuudda lagu amrayo in ay dalka ka baxaan waxaana lagu ee deeyay in ay yuhuuddu fasahaad ka wadaan boqortooyada isbayn dhexdeeda

Waxaa kamida meelihii yuhuudda laga caydhiyay burtuqiiska,talaaniga,boolan iyo dhammaan wadamadii ay ku noolaayeen ee yurub.

Gaba-gabadii; tusaalayaasha tilmaamaya qaabkii yuhuudda dhulka loogu cidhiidhiyay waala farabadin karaa waxaana u danbeeyay xasuuqii yuhuudda dalka jarmalka ee qarnigii hore.

Markii aad aragto taariikhdan waxaan si fiican u fahmi u jeedka aayadaha aan kor kusoo xusnay.

sidookale Alle wuxuu yidhi ;

)لُعِنَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِنۢ بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ عَلَىٰ لِسَانِ دَاوُۥدَ وَعِيسَى ٱبۡنِ مَرۡيَمَۚ ذَٰلِكَ بِمَا عَصَواْ وَّكَانُواْ يَعۡتَدُونَ(

Haddii aad halkan nala soo gaadhay aad ayaan u mahadsan tahay waxaan filayaa in maqaalkan wax laga faa’iiday markale mahadsanid.

 

Post a Comment

0 Comments