XAQULCIIDKA IYO TAARIIKHDIISA

 XAQULCIIDKA IYO TAARIIKHDIISA

Maanta waxynu kahadli doonaa lacagta la isa siiyo maalmaha ciida ah ee loo yaqaano “xaqul xiidka” iyo taariikhdiisa oo kooban





Taariikhyahanadu waxay sheegaan dawladii faadumiyiinta wakhtigii uu katalin jiray ninkii la odhan jiray “al-muciz lidiini laah"* inuu soo bilawday xaqul ciidku waxayna dawladu si rasmi ah hadyadu isiin jirtay shacabka yar iyo waynba

Xiligii dawladii mamaaliktuna xaqulciidku wuxuu ahaa mid lasiiyo kaliya madaxda dawlada waxaana loogu kala badin jiray say u kala sareeyaan




Lkn qaabkan hadda aynu xaqulciidka isku siino oo ah inay dadka shacabka ah dhexduudu wax isa siiyaan waxaa lasheegaa inay soo bilaabadatay wakhtigii ay talinaysay dawladii cusmaaniyiinta

Bulshooyinka islaamkuna way kukala duwan yihiin qaababka ay xaqul ciidka u biyaan


*waxaa baraarujin mudan in dawladaas aysan ahayn dowlad fiican markii laga fiiriyo xaga diinta iyo qaabkii ay ula dhaqmijirtay culimada waxaynu si fudud u odhan karnaa waxay ahayd dawlad faasiqada 

https://www.facebook.com/OGAALKA17


Waa page aad kahelayso maqaallo Tayo leh

Post a Comment

2 Comments

  1. https://www.facebook.com/OGAALKA17

    Was page aad ka helaysid maqaallo Tayo leh

    ReplyDelete
  2. Link-ga rasmiga ah we website keena
    https://ogaalka0.blogspot.com/

    ReplyDelete