HEESUHU MA XALAALBAA?

 HEESUHU MA XALAALBAA MISE WAA XAARAAN?


dad badan oo aqoonyahanno ah iyo kuwo qoraayaal ah ayaa ku dagmay arintan oo markii wax laga waydiiyo xaaraantinimada heesaha ka maan taaga inay si toos ah u dhahaan waa "XAARAAN HEESUHU" kuwo kalana wayba baneeyaan heesaha







 





Waxayna ku doodaan inuusan jirin wax daliil cad ah oo sheegaya XAARAAN ahaansha heesaha

Ma waysan arag xadiiska rasuulka uu lahaa

"ليكوننَّ من أمتي أقوامٌ يستحِلُّونَ الحِرَ والحريرَ والخمرَ والمعازفَ.....[الحديث]"

"Umadayda waxaa ka mid noqon doona dad xalaashan doona sinada iyo xariirta iyo khamriga iyo qalabka lagaraaco (music ga)

Sidoo kale waxaa kasugnaaday ibnu mascuud (RC) inuu yidhi

(Heesuhu qalbiga ayay munaafaqnimo ku beeraan)

Asxaabtii iyo culumadii hore (salafkii) way isku waa faqsanaayeen XAARAAN ahaanshaha heesa music leh iyo kuwa weedho ahaan ugu hor imaanaya diinta 


Mid kamida danbiyada waawayn waa inaad xalaalayso wax ay diintu mamnuucday 

Wayna Kala duwan yihiin inaad danbiga samayso iyo inaad xalaashato


Waatan jawaabta sh umal mar lawaydiiyay su'aashan

https://youtu.be/KmDrRr2kYLw

Hadaad ka heshay website keena sii faafi link giisa

https://ogaalka0.blogspot.com/


https://www.facebook.com/OGAALKA17


Was page aad ka helaysid maqaallo Tayo leh





Post a Comment

2 Comments